Falanqeyn: Ciidamada Burundi ee Soomaaliya ka baxaya

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu maanta u ambabaxay dalka Burundi oo la sheegay inay dhammaadka bishan Soomaaliya kala baxayaan 1000 askari oo ka mid ah ciidamada AMISOM.

Toddobaadkii horena, taliyayaasha AMISOM waxay sheegeen inay isku raaceen istiraatijiyo ay kula dagaalamaan al-Shabaab.

Haddaba arrimahan iyo tababarista ciidamada Soomaaliya ayaa Caasho Ibraahim ay ka waraystay Cabdullaahi Aadan Xuseen "Cirro" oo ka tirsan saraakiisha ciidanka Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Falanqeyn Ciidamada AMISOM oo Soomaaliya ka baxaya