Soomaaliya oo Rabto in Deyn Dhaaf Loo Sameeyo.

  • Sahra Abdi

Xarunta Peace Institute ee Mareykan-ka waxaa galinkii dambee shaley lagu qabtey shir looga hadley sidii Somalia looga cafin lahaa deymaha lagu leeyahay ee gaarayo 5 Billion.

Waxaa kulankaasi kasoo qeybgaley saraakiil ka socdey, Hayada Lacagta Aduunka, Bangigga Horumarinta Afrika, Wasaaradda Arimaha dibadda ee Mareyknaka, bangigga Aduunka iyo deeq bixiyaasha caalam-ka.

Shirkaasi waxaa looga dhagaystey warbixin ku saabsan xaalka Somalia iyo waxey u rabto dowlada Somalia in deenta laga cafiyo wasiirka Maaliyad Somalia, Cabdiraxmaan Beileh. Sahra Ahmed oo ka qeybgashey ayaa warbixintan nooga diyaarisey

Your browser doesn’t support HTML5

Dhagayso Warbixinta Shirkii Daynta Soomaaliya