WASHINGTON. D.C —
Guddiga doorashada Masar ayaa sheegay in afri Talaadadi shalay loo qaaday waxkabaddalid lagu sameeyay dastuurka, ay shacabka Masar si aqlabiyad leh ugu codeeyeen haa.
Waxkabaddalka lagu sameeyay dastuurka Masar ayaa u ogolaaneysa madaxweyne Abdel Fattah el-Sisi inuu talada sii hayo ilaa sannadka 2030-ka.
Warbixintaan waxaa Qahira kasoo diray Xuseen Cusman Saxnuuni.
Your browser doesn’t support HTML5