Sida looga hor-tagi karo kufsiga ka jira Soomaaliya

Ifrah Ahmed

Kufsiga ayaa u muuqda mid Soomaaliya ku sii batay sanadihii u dambeeyay, iyada oo inta badan aan wax tallaabo sharci ah laga qaadin dambiilayaasha kufsiga gaysta.

Hadaba qaar ka mid ah dadka u ololeeyay arrimaha bulshada ayaa soo bandhigay qaab cusub oo looga hortagi karo kufsiga.

Ifraax Axmed waa guddmoiyaha ururka Ifraax Foundation oo ah urur u ololeeya arrimaha haweenka, Xuseen Barre ayay uga warrantay kulan ay dhawaan ku qabteen magaalada Muqdisho oo arrinta kufsiga uga hadleen.

Your browser doesn’t support HTML5

Sida looga hor-tagi karo kufsiga