Shil Gaari oo Ka Dhacay Somaliland

Hargeysa

Afar qof, oo laba ka mid ah ay ajnabi yihiin ayaa ku dhintay 10 kalena, oo afar ay ajnabi yihiinna ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo shalay gelinkii dambe ka dhacay wadada isku xirta magaalooyinka Hargeisa iyo Berbera. Afar-ta qof ee dhintay ayaa laba ka mid ah waxa ay u dhasheen dalka.

Dhageyso faah faahinta warka shilkan oo uu magaalada Hageysa ka soo diray wariyaha VOAda Khadar Maxamed Cakulle oo tagay Isbitalka Hargeisa oo dadkii ay dhaawacyadu ka soo gaareen shilkaasi lagu dabiibayo.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Shilka