London: Haweenay Soomaaliyeed oo noqotey Gudoomiye Degmada

Rakhia

Raaqiya Ismaacil oo ah hooyo asal ahaan Soomaali ah ayaa loo doortey inay noqoto gudoomiyaha degmada Islington ee London.

Raaqiya oo hore u soo noqotey gudoomiye kuxigeenka degmada sanadkii 2012 ayaa wakhtigan ayaadoo ah hawenay muslim ah oo xijaaban, soogalooti dhalashada dalka Britain haysata ah ayaa loo doortey xilka Mayor-nimada.

Tartan xilkan loo galay ayay uga adkaatey, labo musharax

Hadaba, Raaqiya ayaa khadka telefoonka ee London ugu warantey Sahra Cabdi Axmed oo joogta Washington.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhagayso: Wareysiga gaar ah oo ay VOA siisey Raaqiyo Ismaaciil