WASHINGTON. D.C —
Barnaamijka Bandhiga VOA ee todobaadkan, wuxuu ku saabsanyahay, doorka ganacsatada Soomaalida ee ku nool Nairobi ay ku leeyihiin dakhliga dowladda Kenya.
Waxaa soo jeedinaya Jamal Axmed Cusman.