Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay taariikhda isbeddelada ka jira dalka Itoobiya iyo saameynta ay ku yeesheen gudaha dalka iyo dalalka deriska la ah. Xuseen Barre Aaden ayaa soo jeedinayda.
Your browser doesn’t support HTML5