Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ay ka jiraan dalka Tanzania oo laga hirgaliyey goob lagu keydiyo xogta ragga xaasaska leh, si loogala socd iyo qodobkii Hal-abuurka iyo Heesaaga oo caawana uu marti ku yahay abwaan Maxamed Muumin (Ababe).
Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, halkanna ka soo jeedinaya Cabdixakiim M. Shirwac.
Your browser doesn’t support HTML5