Safiirka UK ee Soomaaliya oo la kulmay madaxweynaha Somaliland

Ben Fender iyo Muuse Biixi

Safiirka Britain ee Soomaaliya, Ben Fender ayaa maanta tegay magaalada Hargeysa, halkaasi oo uu kula kulmay madax uu ka mid yahay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Kulanka labada dhinac ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka Britain iyo Somaliland, arrimaha amniga iy doorashooyinka Somaliland.

Sagal Mustafe Xasan Nuur ayaa warbixintan ka soo dirtay magaalada Hargeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Safiirka UK ee Soomaaliya oo la kulmay madaxweyne Biixi