Faaqidaadda: Xaaladda xuquuqda caruurta Soomaaliya

Dawladda Soomaaliya ayaa toddobaadkan sheegtay inay gudbisay warbixin ka hadlaysa xaaladda xuquuqda carruurta ee dalka laba sano kadib markii Soomaaliya ay saxiixday cahdiga ilaalinta xuquuqda carruurta ee caalamiga ah. Haddaba barnaamijka faaqidaadda waxaan ku eegeynaa xaaladda ay ku sugan yihiin caruurta Soomaaliyeed. Waxaa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka