Hooyada wiil 9 sano ku xiran Tanzania oo codsi dirtay

Hooyo Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Canab Cali Faarax ayaa ugu baaqday mas’uuliyiinta Soomaaliya inay gacan ka gaysteen sii daynta wiil ay dhashay iyo tododba qof oo kale oo Soomaali ah oo ay sheegtay inay ku xiran yihiin dalka Tanzania.

Dadkan ayaa waxaa lagu tuhunsan yahay inay ka tirsanaayeen budhcad badeedda Soomaaliya.

Hooyo Canab Cali Faarax ayaaa sheegtay in wiiljkeeda sannadkii 9-aad uu ku xiran yahay waddankaasi.

Weriyahayaga Muqdishu Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayayaa kula kulmay Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Hooyada wiil 9 sano ku xiran Tanzania oo codsi dirtay