Farmaajo oo furay kal-fadhigga 6-aad ee baarlamanka

Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta furay kal-fadhigii 6-aad ee labada aqal ee baarlamaanka tobonaad ee Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin federaalka, siyaasadda, amniga iyo midnimada dalka.

Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo dirtay Seynab Abuukar.

Your browser doesn’t support HTML5

Farmaajo oo furay kal-fadhigga 6-aad ee baarlamanka