Faaqidaadda: Warbixinta Hanti-Dhowraha Qaranka

Afgooye

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay warbixintii ka soo baxday xafiiskiisa Hanti-dhowraha guud ee Qaranka Soomaaliya, Maxamed Cali Afgooye ee baarista maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sannadda 2018. Warbixintaas ayaa shaacisay qaladaad maaliyadeed iyo lacag ka maqan qasnadda dowladda. Sahra Cabdi Axmed ayaa soo jeedineysaa barnaamijka.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka