Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Xamza Warfaa oo ah Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqaalaha ee gobolka MN, waxana uu ka jawaabaha qaar ka mid ah dhageystayaasha VOA.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.
Your browser doesn’t support HTML5