Banaan baxyadda ka dhacaya deegaanadda Oromada ee dalka Ethiopia ayaa sababay inuu hakad gallo qaadkii loo iib keeni jiray magaalooyinka Somaliland qaarkood.
Wararka ayaa sheegaya inay beeralayda Oromada ee dalkaasi ay hakad galiyeen iibinta qaadka.
Weriyaha VOA, Khadar Maxed Cakule ayaa warbixintan kasoo diray Hargeysa.
Your browser doesn’t support HTML5