Isticmaalka Teknooloojiyadda oo 50 sano jirsatay

Farsamada teknoolajiyada ayaa horumar weyn samaysay 15-kii sano ee u dambaysay hase yeeshee hindisaha iyo bilowga ugu horreeya waxa uu yimid 50 sano ka hor.

Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixintan inoo diyaarisay

Your browser doesn’t support HTML5

Dhagayso Teknooloojiyadda oo 50 jirsatay