Suuqyada magaalada Muqdisho ayaan maanta lagu iibineyneynin hilibka geela ka dib markii ay shaqo joojin sameeyeen dadka hilibka ka ganacsada.
Dadkan ayaa ka cabanaya lacago dheeri ah oo lagu soo rogay inay bixiyaan, sida ay sheegeen xubno u hadlay.
Warbxintan waxaa magaalada Muqdisho ka soo dirtay wariyaha VOA Seynab Abuukar Maxamed.
Your browser doesn’t support HTML5