Dhuusamareeb: Alshabab Dambi Lagu Helay

Maxkamad ku taalla magaalada Dhuusamareeb ayaa laba nin ku heshay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab iyo inay qorsheeyeen inay weeraraan isu imaatin bishii May ee sannadkan ka dhacay magaalada Gurcieel ee Gobolka Galguduud.

Warbixintan waxaa noo soo diray Cabdiwaaxid Macallim Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Xukunka Dhuusamareeb.