Ethiopia: Soomaalida iyo Xisbiga Cusub

Maalintii shalay ayaa shirweyne ka dhacay Gobolka Ismaamulka Soomaalida lagu ansixiyey ku biiritaanka xisbiga cusub ee Barwaaqada Itoobiya oo beddelaya xisbiga talada soo hayey ee EPRDF.

Horey waxaa u ansixiyey xisbiga amxaarada iyo kan Oromoda, inkasoo ay fikrado kala duwan ka imanayana hoggaamiyayaasha qowmiyadda Oromoda.

Haddaba shriweynihii shalay lagu ansixiyey xisbigan iyo waxa uu uga dhigan yahay Soomaalida ayaa Maxamed Cabdi Sandheere uu ka waraystay Cabdullahai Hiirad oo ka faallooda siyaasadda Itoobiya kuna sugan London.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Is-maamulka Soomaalida iyo Xisbiga Cusub