Golaha Wakiilada Somaliland oo Lacago ka Jaray Xisbiyada

Golaha Wakiilada Somaliland

Golaha wakiilada Somaliland ayaa lacago ka jaray saddexda xisbi siyaasadeed ee Somaliland iyagoo shalay ansixiyey miisaaniyadda ee sanadka 2020-ka.

Warkan waxaa Hargaysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Golaha Wakiilada Somalialnd