Roobab Xooggan oo ka Da'ay Hiiraan iyo Sh. Dhexe

Roobka xiliga dayrta ayaa dib uga curtay deegaanno badan oo ka kala tirsan goballada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe.

Roobka oo aad u xoogganaa deegaannada qaara ayaa waxa uu cabsi ku abuuray dadka deggan agagaarka wabiga Shabeelle, gaar ahaa magaalada Baledweyne oo ay dhowaan ay saameeyeen fathaado khasaaro gaystay.

Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray Beledweyne.

Your browser doesn’t support HTML5

Roobab xooggan oo ka da'ay Hiiraan iyo Sh.Dhexe