Faaqidaadda: Doorashadii ka dhacday Britain

Codbixintii shalay ka dhacday dalka Biritan ayaa waxaa si weyn ugu guulaystay xisbiga Conservative-ka ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Boris Johnson iyadoo baarlamaanka waddankaasi uu ka helay aqlabiyad ka badan 80 kursi.

Barnaamijkii Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay waxa ay Britain uga dhigan tahay doorashada shalay dhacday. Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka