Bandhiga beeraha Somalia iyo Turkey oo lasoo geba gebeeyey

Bandhigga

Beeralay, ganacsato iyo khubaro dhinaca beeraha ah ayaa ka qaybgalay bandhigga wax soo saarka iyo agabka beeraha oo maalmahan ka socday magaalada Muqdisho.

Khubarada ka qeyb-galay bandhiggan ayaa ka kala socotay waddamada Soomaaliya, Turkiga iyo Masar.

Abaabulayaasha bandhiggan ayaa sheegay in ujeedada loo qabtay ay ahayd sidii beeraleyda Soomaaliyeed ay ku heli lahaayeen agabkii ay beeraha ku hormarin lahaayeen.

Warbixintan waxaa magaalada Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhiga beeraha Somalia iyo Turkey oo lasoo geba gebeeyey