Bannaanbaxyo ayaa ka dhacay magaalada Jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida kuwaasi oo looga soo horjeeday gubistii masaajiddada ku yaallay magaalada Mota ee Gobolka Amxaarada.
Haddaba sida ay wax u dhaceen ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Xabiib Xaaji Muxumed Yuusf oo Wasiirka Warfaafinta iyo Arrimaha Dawladda ee Ismaamulka Soomaalida.
Your browser doesn’t support HTML5