Barnaamij gaar ah: Dhacdooyinka 2019 ee Soomaaliya

somalia map

Waxaan idin soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee ka dhaca Soomaaliya sannadkan sii dhammaanaya ee 2019-ka. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan iyo Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamij gaar ah: Dhacdooyinka sanadka 2019 ee Soomaaliya