Kheyre oo kulamo siyaasadeed ka wada Dhuusomareeb

Ra'iisul wasaare Kheyre iyo madaxda Ahlu-Sunna

Xaaladda magaalada Dhuusamareeb ayaa deggan iyadoo ay socdaan kulamo u dhexeeya dhinacyada siyaasadeed ee dowladda iyo ururka Ahlu-Sunna.

Kulamadan ayaa waxaa wada ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo dhowaan gaaray magaalada, si xal kama dambeys ah ay u gaaraan dowladda Soomaaliya iyo Ahlu-Sunna.

Magaalada waxaa haatan jooga weriyahayaga Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq, waxaana uu kulamadii dhacay uu uga warramay Caasha Ibraahim Aadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Kheyre oo kulamo siyaasadeed ka wada Dhuusomareeb