Faaqidaadda: Xaaladda amniga Muqdisho

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xaaladda amniga magaalada Muqdisho, iyo sababta loogu guuleysan la’yahay in laga hortago weerarada argagixiso ee kooxda Al-Shabaab ay ka fuliso magaalada. Waxaa barnaamijka Muqdisho kusoo diyaariyey soona jeedinaya Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda Toddobaadka