Bandhigga VOA: Farqiga u dhaxeeya awoodda lacagta iyo dhaqaalaha

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay kaalinta ay awoodda ama qiimaha lacagta ku leedahay heerka dhaqaalaha dalka. Waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cismaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA