Ilmo qalliin wadnaha ah loogu sameeyey Hargeysa

Hargeysa

Dhakhaatiirta wadnaha ee ka hawl gala Isbitaalka Gargaar ee Magaalada Hargeysa ayaa ku guuleystay inay furaan xididka wadnaha oo xidhnaa 10 Caruur ah, halka qaarkoodna uu dalloolay wadnuhu.

Tani waxay ka dambeysay kadib markii dhawaan laga hirgaliyey Hargeysa markii ugu horeysay nidaamkan daweynta wadno xanuunka. Warbixintan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Ilmo qalliin wadnaha ah loogu sameeyey Hargeysa