Weerar Al-Shabaab ku qaadeen W/Bari Kenya oo laga hortagay

Shabaab

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dalka Kenya ayaa xalay fashiliyey weerar ay kooxda Al-Shabaab xalay ku qaadeen gobolka Waqooyi Bari Kenya.

Weerarkaas ayaa lala beegsaday isbitaalka degmada Haluqo iyo xarunta shirkadda Safaricom ee deegaanada Songaley.

Warbixintan waxaa Gaarisa kasoo diray weriyaha VOA Maxamed Faarax Shire.

Your browser doesn’t support HTML5

Weerar Al-Shabaab ku qaadeen W/Bari Kenya oo laga hortagay