Shir Madaxeedka Midowga Africa oo ka Furmay Addis Ababa

Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia waxaa maanta ka fumary shir madaxeedkii sanadlaha ahaa ee madaxda Middowga Africa. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi la socda ayaa ka qeybgalaya shirkan.

Wasiirka Arirmaha Dibedda Axmed Ciise Cawad oo ka mid ah wafdiga madaxweynaha ayaa Haaruun Macruuf uga warramay shirkaasi furitaankiisa.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi Wasiir Cawad