Askar lagu dilay qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

Qaraxa Muqdisho

Wararka ka imanaya duleedka Muqdishu ayaa sheegaya in maanta uu qarax ka dhacay waddada dhinaceeda uu qabsaday kolonyo ka tirsan ciidamada dawladda.

Qarax ayaa waxaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen laba askari, halka afar kale ay ku dhaawacmeen.

Faahfaahinta warkan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Askar lagu dilay qarax ka dhacay duleedka Muqdisho