WASHINGTON. D.C —
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradksa Somaliland ee UCID Fyasal Cali Waraabe, ayaa sheegay in aysan aqbaleyn in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmajo uu tago magaalada Hargeysa.
Nur Bukhaari oo wareystay Faysal oo jooga dalka Imaaraadka, ayaa ugu horreyn weydiiyay dareenkiisa ku aadan in madaxweyne Farmaajo uu tago Somaliland.
Your browser doesn’t support HTML5