Sharci ma tahay dib u furista ururada siyaasadda Somaliland?

Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa sheegay inuu furayo diiwaan galinta urarada siyaasadeed, iyada oo uu taagan yahay muranka u dhexeeya axsaabta Somaliland.

Somaliland ayaa waxaa hadda ka jiar saddex xisbi oo sharci ah, oo kala ah Kulmiye, Waddani iyo UCID.

Dib u furista ururada siyaasadeed ee uu madaxweynaha ku dhowaaqay ayaa kasoo hormareysa waqtigii loogu talo-galay. Haddaba sharci ma tahay tallaabada madaxweynaha uu qaadayo?

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa inoo haya Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Sharci ma tahay dib u furista ururada siyaasadda Somaliland?