Aqalka Wakiilada Somaliland oo ka dooday xaaladda siyaasadeed

Golaha Wakiilada Somaliland

Mudanayaasha Aqalka Wakiilada Somaliland ayaa billaabay inay dood ka yeeshan xaaladda siyaasadeed ee Somaliland.

Mudanayaasha ayaa si gaar ah isu dul taagay qodobo ay ka mid yihiin wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya.

Warbixntan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule

Your browser doesn’t support HTML5

Aqalka Wakiilada Somaliland oo ka dooday xaaladda siyaasadeed