Martida: Cudurrada ku dhaca dhimirka

Martida Makrafoonka

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxa uu ku saabsan yahay cudurrada ku dhaca dhimirka. Waxaa marti ku ah Barnaamijka Sacda Cabdiraxmaan Maxamed oo baratay Cilmi-nafsiga. Waxay Sacda ku sugan tahay magaalada London ee dalka Ingriiska. Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa soo jeedinaya barnaamijka..

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Martida Makrafoonka