Garoon diyaaradeed cusub oo laga furay Baraawe

Kheyre oo xariga ka jaray garoonka Baraawe

Magaalada Baraawe waxaa maanta laga furay garoon diyaaradeed oo cusub oo in muddo ah laga dhisayey magaalada.

Furitaanka garoonka ayaa waxaa ka qeyb-galay oo xariga ka jaray ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, waxaana wehliyey madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Garoon diyaaradeed cusub oo laga furay Baraawe