Bandhigga VOA: Xanuun dad ku laynaya Gobolka Soomaalida

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay, xanuuno ay ka sheeganayaan dadka ku nool deegaanada ku dhow dhow dhulka saliidda laga qodayo ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Ethiopia.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa inoo soo diyaarisay soona jeedinaysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA