Wasaaradda arrimaha dibedda Maraykanka ayaa toddobaadkan soo saartay warbixin sannadeedkii xaaladda xuquuqda aadanaha dunida.
Warbixintan ayaa eedo u jeedisay ciidamada dawladda federaalka, maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo dhinacyo kale.
Warbixintan ayaa xustay dilalka sharciga ka baxsan ee ay ku kacaan ciidamada dowladda, Al-Shabaab iyo maleeshiyo beeleedyada dalka ka jira.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.
Your browser doesn’t support HTML5