Golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta fadhi uuu yeeshay waxa ay uga doodeen labadii xubnood ee axsaabta mucaaradku ay u soo xusheen in ay ka mid noqdaan Gudidda Doorashooyinka ee Cusub.
Golaha ayaa dood ka dib diiday in ay ansixiyaan labadaasi xubnood matalaya axsaabta mucaaradka ah. Warbixintan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakulle.
Your browser doesn’t support HTML5