Gudd. Afgooye: Dad Baan u Qabannay Kufsiga

Mas’uuliyiinta magaalada Afgooye ayaa mar kale cambaareeyey kufsigii toddobaadkii hore loo gaystay laba gabdhood oo da’doodu kala tahay 3 iyo 4 sano. Guddoomiyaha degmada Afgooye Ibraahim Cumar Qaasim oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa sheegay in dad la tuhunsan yahay la qabtay, baadhitaanna uu socdo.

Caasha Ibraahim Aadan ayuu ugu warramay Khadka telefoonka Afgooye.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysi Duqa Magaalada Afgooye