Warbixin: Xanuunka dadka ehelkooda ku waayay COVID-19

Ehellada dad badan oo uu ku dhacay una dhintay cudurka COVID-19 ayaa ku jira xaalad murugo leh, iyagoo ay geerida dadkooda ay u dheer tahay ineysan arki karin oo aaney isbitaallada ku booqan karin xilligii ay dadkoodu xanuunsanayeen iyo wakhtiga u danbeysa ee ay dhimanayeen.

Haddaba, wariyaha VOA, Sahra Cabdi Axmed, ayaa la hadashey dhowr qof oo ehelladooda ku waayay xanuunka COVID-19, waxayna ka diyaarisay waribixintan ay ku eegaysao dhibaatada ay dadkaasi wajahayaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhibaatada haysata qoysaska dadkoodu u dhinteen COVID-19