Bandhigga VOA: Saameynta Coronavirus ee safarrada caalamka

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta uu xanuunka Coronavirus ku yeeshay safarada iyo isu-socodka caalamka. Waxaa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA