Barnaamijka Haweenka iyo qoyska ee toddobaadkan (May 20, 2020) waxa uu ku saabsan yahay saameynta uu gabdhaha ganacsiyada yar yar ku leh xaafadda islii ku yeeshay bandowga saaran magaalada Nairobi ee ujeedadiisu tahay in lagu xakameeyo xanuunka COVID 19
Dhageyso barnaamijka oo dhameystiran
Your browser doesn’t support HTML5