Rabshado habeenki saddexaad ruxay Minneapolis

Bannaabaxyada ka socda Mareykanka

Bannaanbaxyo rabshado watay ayaa habeenkii saddexaad oo xiriir ah ka dhacay gobolka Minnesota.

Qalalaasaha ayaa xalay gilgilay magaalada Minneapolis, halkaas oo ay iskula dhaceen, ciidamada booliska iyo dadka ka careysan dilka Goerge Floyd oo ahaa nin ka mid ah bulshada madow ee Mareykanka oo uu dilay askari ka tirsanaa booliska magaalada.

Haddaba, wararki ugu danbeeyay ayaa Maxamed Colad Xasan uu ka wareystay wariyaheenna gobolka Minnesota Maxmuus Mascadde.

Your browser doesn’t support HTML5

halkaan ka dhageyso wareysiga