WASHINGTON. D.C —
Waxaa wali aysan sugneyn xilliga rasmiga ah ee ay doorashooyinka ka dhici doonaan dalka Soomaaliya, kaddib marki uu soo baxay shaki ah in dowladda ay rabto in ay waqtiga kororsato
Waxaase shakigaasi biyo qaboow ku shubay, ra'isulwasaare Kheyre oo shirki golaha wasiirrada ka sheegay, in doorashada ay dhici doonto, waloow uusan waqtiga carrabaabin.
Haddaba warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa diyaarisay Falastin Axmed Iimaan.
Your browser doesn’t support HTML5