Saameynta rabshadaha Mareykanka ay ku yeesheen ganacsiyada Soomaalida

Waxaa dalka Mareykanka kusii fidaya rabshadaha ka dhashey dilkii George Floyd oo ahaa nin madow ah oo ay booliisku ku dileen gobolka Minnesota.

Dilkaas ayaa waxaa uu dhaliyey carada dadka madow iyo kuwa u ololeeya sinaanta bulshada.

Waxaase dhan ka kale banan-baxyadaas nabdeed ku hoos jira rabshado iyo boob loo geysano goobaha ganacsiga ee ku yaala meelaha ay ka dhacayaan banaan-baxyada.

Rabshadaha, oo xalay galay habeenkii lixaad, waxay ka socdaan magaalooyinka waa weyn ee dalka Mareykanka.

Warbixin arrintan ku saabsan waxaa inoo heysa Falastiin Axmed Iiman.

Your browser doesn’t support HTML5

Saameynta rabshadaha Mareykanka ay ku yeesheen ganacsiyada Soomaalida