Khilaafka madaxda Puntland 'oo la xaliyey'

Deni iyo Karaash

Wararka ka imanaya Puntland ayaa sheegaya in la dhammeeyey khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeyey Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cusmaan Karaash.

Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu yiri “waxaa lagu guuleystay in meesha laga saaro kala aragti duwanaan dhinaca maamulka iyo shaqada ah oo u dhexeysay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka.”

Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Khilaafka madaxda Puntland 'oo la xaliyey'