Kismaayo: Maxay isku hayaan Ahlu-Sunna iyo maamulka Jubaland?

Kismaayo

Mas’uulyiinta Culumada Ahlu-Suna Waljamaca ee magaalada Kismaayo ayaa ka cabanaya xadgudub ay sheegeen in Wasaaradda Cadaaladda Maamulka Jubaland ay ku hayso masaajidyada iyo xarumaha diinta lagu barto ee ay gacanta ku hayaan.

Cabashadan ayaa ku aadan dhwor Masaajid oo ay maamuli jireen Ahlu-Sunna oo, sida ay kooxdan ay sheegtay, ay wasaaradda u ballanqaaday dayactir balse kadib ay ku wareejisay dhinacyo kale.

Mas’uulyiinta Wasaarada Cadaaladda Jubaland, oo la hadlay VOA, ayaa beeniyey eedeynta ka timid Ahlu-Sunna Waljamaaca.

Weriyaha VOA Khadar Maxamuud Xareed, oo la xiriira dhinacyada ishaya, ayaa warbixintan kasoo magaalada Nairobi.

Your browser doesn’t support HTML5

Kismaayo: Maxay isku hayaan Ahlu-Sunna iyo maamulka Jubaland?